2022 Xagee aduunku u socdaa? Bitcoin | Metaverse | Nft

2022 Xagee aduunku u socdaa? Bitcoin | Metaverse | Nft



2022 Xagee aduunku u socdaa? Bitcoin | Metaverse | Nft

Ku soo biir janalkeena labaad: https://bit.ly/2GsnFsg

Facebook: https://bit.ly/2JycRdj
Instagram: https://bit.ly/2TPlYrR
Twitter: https://bit.ly/3mOR27D

Muqaalo ku qancin doona:
– Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: https://bit.ly/38fcIFI
– Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: https://bit.ly/32bHdIX
– Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: https://bit.ly/3etRaGD
– Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: https://bit.ly/35XTZMp

Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta…

source

You May Also Like

About the Author: Waaberi Media

30 Comments to “2022 Xagee aduunku u socdaa? Bitcoin | Metaverse | Nft”

  1. asc ustaad aad baan kuu salaamayaa runtii waa arinta aan indhaha laga qarasan karin arinta in wax badan lagala socdana u baahan waliba khaasatan dhalinyarta soomaliyeed wax walba oo cusub waxay ka aamin sanyihiin wax iska khayaali ah oo muddo yar kadib soo af jarmi doona balse xaqiiqdu taas way ka duwan tahay

    waxaan rabay inaan ku waydiiyo

    1 ma jirtaa baro ama meelo cashiro toos ah oo aan kale socon karo oo la isku halayn karo
    2 inaad bilowdo maxay se kaaga baaahan tahay waliba waxaa jeclaan lahayn in aad mawduuc ka diyaariso muqaawamaadka looga baahan yahay qofka rabaa inuu bilaabo cryptocurrency ga
    aad baan kuusalaamay walal horay u soco.

  2. Mideeda kale Ustd, Lacagaha Bitcoin kuwa aan la canshuuri kari ayaa jira wxaa ladhahaa "Decentralized" sida Bitcoin, kuwa la canshuuri karana waa "Centralized" sida Binanace oo markaad sameysaneysidba Passport iyo cadeymo kale lagaaga baahanyahy.

Leave a Reply

The department of pharmacology run for first time ospe exam napata college. At least 10 million children are suffering in the horn of africa region as. Hone networking with virgo influence.